soyepo.org

Isku Xiraha Dhalinyarada Somaliyeed


News

Abdulrazak Malaboow

IIMAANKU WAA QAALI

Posted by Abdulrazak Malaboow on December 8, 2011 at 8:02am 0 Comments

Photos

Loading…
  • Add Photos
  • View All

Wararka BBC Somali

Waa sidee xaaladda Beledweyne

Maalmihii ugu dambeeyay waxaa magaalada Beledwayne ka jiray xiisad iyo meelaha qaar ammaan darro.

Wada hadal lala galayo Taalibaan

BBC waxaa ay war ku heshay in dawladda Afghanistan ay ku tala jirto in niman ka tirsan Ururka Taaliban ay kula shirto, dalka Sacuudi Carabiya, dhawrka toddobaad ee soo socda.

Wada hadal lala galayo Taalibaan

BBC waxaa ay war ku heshay in dawladda Afghanistan ay ku tala jirto in niman ka tirsan Ururka Taaliban ay kula shirto, dalka Sacuudi Carabiya, dhawrka toddobaad ee soo socda.

Syria oo laga soo saaray qaraar qabyo ah

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, waxaa uu ka wada-hadlay qoraal qabyo ah oo loogu tala galay in lagu dhameeyo, rabshadaha bilaha badan ka socdey dalka Suuriya.

Forum

Cumar Hantiile

Dagaalka Somalia ka Socda Yaa masuul ka ah?

Started by Cumar Hantiile in Sample Title. Last reply by hana cali Jan 8. 123 Replies

Saxibayaal hadaan fikirkayga ka haldo waxaan qabaa dagaalka Somaliya ka socda inuusan ahayn mid fikirkisa iyo ujeedadiisu ay wataa dad Somali ah, waxaan oran karaa waxaa masuulka ah dad somalia cadow…Continue

AbDi

jacel wuu jira lkn malo dhinta?

Started by AbDi in Uncategorized. Last reply by Love Jun 6, 2011. 23 Replies

jacel wu jira tasi qof walba wuu ogyahay lkn aniga ma,amin sani in jacel lodhinto ama aad naftada u jari kartit tasi waa mid suro gal aheyn wad aragteyn shekoyinka jacelka ah intisa badan waxa weye…Continue

akram faarax

sidoo looga gudbi karaa aafada qabiilkaa

Started by akram faarax in Uncategorized. Last reply by ahmed kays isse abdi Apr 18, 2011. 7 Replies

markaa hore ilaahay baa mahad iska leh hadaan wax ka xusno waxa layiraahdo qabiil sideedaba muxuu yahay run ahaantii qabiilku waa wax jiraa ilaahay baana quraanka kusheegay saas ay tahay hadaana…Continue

Tags: wanaag, dood

Cadde Xayir

Maqaaal Xiiso Badan--Maxaa Guurka Yareeyay , Haasaawaha Kharibay , Furriinkana Badiyay ?? Bal Adba Garoo Ila Akhri

Started by Cadde Xayir in Uncategorized. Last reply by raaniya mahamed ahmed Feb 23, 2011. 8 Replies

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaah Wabarakaatuh.Bismillaah.Kadib Markaan Arkay Baahida aqoon darro ee dhalinyaradeena ka haysato arimmaha guurka , haasaawaha iyo waliba furriinka soo badanaya ayaan…Continue

 
 
 

Somali Flag

Qolka Calafka Doonka

 

Codkaga Dhiibo


Puntland Flag

 

Videos

  • Add Videos
  • View All

© 2012   Created by Webmaster.   Powered by .

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service